πŸ–₯️

Computer Application

Computer Application ku waa koorsada ugu horreysa ee lagu barto isticmaalka kombiyuutarka. Waxay ardayda siinaysaa aqoonta iyo xirfadaha aasaasiga ah ee looga baahan yahay adeegsiga kombiyuutarka iyo software-yada sida caadiga ah looga isticmaalo xafiisyada, ganacsiyada, iskuullada, iyo hay'adaha kala duwan. Inta lagu jiro koorsadan, ardaydu waxay baranayaan sida loo isticmaalo Microsoft Windows 11 , Microsoft Word, Microsoft Excel, Microsoft PowerPoint, Microsoft Access, Microsoft Publisher, iyo Microsoft Outlook, si ay u awoodaan inay si hufan u qabtaan shaqooyinka maalinlaha ah ee xafiisyada iyo goobaha shaqada. Koorsadani waa aasaaska ugu muhiimsan ee qof kasta oo doonaya inuu barto xirfadaha kombiyuutarka una diyaar garoobo waxbarasho sare ama fursado shaqo.

M
Maxamed Amiin
β˜…β˜…β˜…β˜…β˜… 4.9 (3 Students)
🌐 somali
Overview
Curriculum
Details
Instructor

Course Overview

πŸ‘‰Shaqo kasta waxaa Shardi ah inaad taqaano Computerka Wakhti Xaadirkan Casriga ah. βœ…Computer Application ama Computerka Bilawga Ah βœ… "Horumari Naftaada oo Baro Computerka .Iyadoo laguugu dhigidoono qaab casri ah Windows 11 Microsoft office . Mudada uu Course kani socdo Waxaad baran doontaa Barmaamijyada kala ah :- 1 : Introduction to Windows 2 : Microsoft office Word 3 : Microsoft office Excel 4 : Microsoft office Access 5 : Microsoft office PowerPoint 6 : Microsoft office Publisher 7 : Microsoft office Outlook 🌟Fursadan Waxaa Ka fa'iidaysanaya Qofkasta oo Jecel Barashada Computerka Oo Bilawa ama Qof hore usoo qaatay oo isleh Muraajacayso.

What you'll learn

  • Windows 11
  • Microsoft Office Word
  • Microsoft Office Excel
  • Microsoft Office Access
  • Microsoft Office Power-point
  • Microsoft Office publisher
  • Microsoft Office Outlook
M

Maxamed Amiin

Senior Expert & Professional Instructor

⭐ 4.9 Instructor Rating
πŸŽ“ 44+ Students
πŸ“š 55+ Courses

waa macalin la hubo aqoontiiisa iyo akhlaaqdiisa