🖥️

Typing Master

Coursekan waxaa Lagugu Tababari doonaa Qoraalka Dagdaga ah si heersare ah. This course is designed to teach learners how to type accurately, quickly, and confidently using the Touch Typing method

M
Maxamed Amiin
★★★★★ 4.9 (3 Students)
🌐 Somali
Overview
Curriculum
Details
Instructor

Course Overview

Xirfadan Typing-ku waa xirfadda Kaa Caawinaysa si sax ah, degdeg ah, oo hufan loogu qoro qoraalka iyadoo la adeegsanayo keyboard-ka kombiyuutarka ama laptop-ka. Ujeeddada typing-ku waa in qofku qori karo Qoraalada Dhaadheer Wakhti kooban isaga oo aan eegin Keyboardka .

What you'll learn

  • Barashada Dhamaan Xuruufaha (A-Z)
  • Barashada Dhamaan Numberska (0-9)
  • Barashada Dhamaan Calaamahada (!, @, #, $, %, &, *, iwm.)
  • Waxay muhiim u tahay ardayda, macallimiinta, xafiisyada, iyo dadka Computerka ku shaqeeya
M

Maxamed Amiin

Senior Expert & Professional Instructor

4.9 Instructor Rating
🎓 44+ Students
📚 55+ Courses

waa macalin la hubo aqoontiiisa iyo akhlaaqdiisa